Elimite
SomaliSwiss.net
 
 
Navigation
Home
Articles
Downloads
Somali Music
Sawiro
Raadi
Arabic live TV
Hindi Videos
Quran
Somalia

Random Media








Laanta Afka Somaliga








Somali Links
Banadir24.com
Aayatiin
Addacwah
Aflax.net
African M. Videos
Akhbaarta
Albakrioil
Alixzaan
Allbanadir
Allceeldheer
Allpuntland
Allraaso.net
Allsbc.com
Altaqwaa
Aminarts
Arts Osman
Banaadiri
Banadir City
Banadircity
Baraawepost
Bashaal
BBC Somali
Bishaaro
Biyokulule
Boondheere
BooramaNews
Boqolsoon
Bulshoweyn
BUQAQABLE
Buuloburde
Buurhakaba
Buurweyn
Carmooyin
Ceelbuurnet
Dalkanews
Deeyoo
Dhagaxtuur
Galguduudpost
Gedonet
Gedoweb
Halgan.net
Hamarey
Hambalyo
Hiiraan
HiiraanCenter
Hobyo-one
HornAfrik
Horseednet
IlaQosal
Iqrapress
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
Jilibweyn.com
JILYAALE_ONLINE
Jowhar.com
Jowharnews
Kacdoon.com
Kulmis.com
Luuq.com
Mareeg.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midnimo.com
Mogadishu University
Mudug online
Mysomali.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
Radio Banadir
Radio free Somalia
Radio Laascaanood1
RSTV Online
Safari Phone
Sahanradio.com
Saxafada.com
Shabelle.net
Sharifzein.net
Shingaani.com
SolaMusic
Solanetwork.com
Somali Media
Somali start page
Somali wide
Somalideaf.org
SomaliDoc
Somaliland talk
SomaliOz.com
SomaliSwiss
Somaliweyn.com
SomLove.com
Somsports.com
Talowanaag.com
Universal TV
Waaberistudio.co.uk
Waagacusub
Waayaha.net
Wardheernews
Wargeyska
Warmoog.net
WarQabad.com
Warshiikh.com
Webld.net
Widhwidh.com
Xamar Shop
Xaskulnet.com
Xog-waran.com
Xogsheeg
Xurnimo.com

Users Online
Guests Online: 22
No Members Online

Registered Members: 5
Newest Member: SomaliSwiss

Latest Articles
No Articles

News in English
No News

Read More

Sarkaal ka tirasan Golaha Maxaakiimta oo shacabka Beledweyne usoo jeediyay in ay Hantida iyo Maatida kala baxaan Magaalada Beledweyne.
Sarkaal ka mid ah Saraakiisha Maxkamadaha Islaamka ayaa sheegay in hadii ay Magaalada Beled weyne soo galaan Ciidamada gumeysiga Ethiopia ay kala hor tegayaan Dagaal sidaas darteed, ayuu yiri waa in ay Ganacsatada iyo Maatida isaga baxaan magaalada Baladweyne si aysan cadowgu iyaga ugu ciil bixin oo waxyeelo u gaysan.

Booyad Ciidanka gumeysiga Ethiopia biyo u waday oo lagu qarxiyay Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.
Abaarihii 01:00 saq Dhexe xalay ayay Mujaahidiinta Soomaaliyeed waxa ay Qarx Miino la beegsadeen Booyad Biyo u Dhaaminaysay Ciidamada gumeysiga Ethiopia ee ku sugan Fariisinka Janta Kundisho duleedka Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.

Siyaasiyiin ay ka mid ahaayeen Dr C/Qaasim Salaad Xasan iyo Dr Xuseen Cali Axmed oo Dalka Masar uga Qeyb-galay Munaasabad lagu Xusayay Todobaadka Qaranimada Soomaaliya.
Xaflad lagu maamuusayay Munaasabadaha xuriyada Soomaalida oo uu ka soo qeyb galay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Dr. C/qaasim salaad Xassan ayaa lagu qabtay Magaalada Qaahira ee Xarunta wadanka Masar.

Maxamed Saleebaan Barre, Nin Soomaali ah oo ku xiran xerada uu sameystay Mareykanka ee lagu aruuriyay Muslimiinta ee Guantanamo.
Muddo toddobo sano ku dhow ayuu Maxamed Saleebaan Barre ku jiray xabsiga Guantanamo ee uu Mareykanku ku hayo boqollaal qof oo ku eedeysan falal argagixiso. Laakiin marna si rasmi ah looguma soo oogin wax dambi ah.

Dowladda Gumeysiga Ethiopia oo ku faantay in dagaalladii ka dhacay Gobollada dhaxe ee Soomaaliya ay ku dishay 71qof Islaamiyiin ah.
Warar ay daabacday Wakaalada Wararka ee Dalka Ethiopia marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan ENA oo soo xiganeysay Sarkaal ka tirsan Wasaarada Gaashaandhiga Ethiopia, ayuu sheegay in 71 ka tirsan Kooxaha Al-Shabaab iyo Maxkamadaha oo ka dagaalama Soomaaliya ku dileen dagaal todobaadkan ka dhacay Gobolada Dhexe ee Soomaaliya.

Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho oo saaka lagu weeraray Madaafiic aad u xoogan.
Bulshada ku nool magaalada Muqdisho ayaa saaka ka furaystay dhegahooda Madaafiic dhawaaqooda aad u xoog badan oo lagu weeraray garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, ka dibna ciidamada gumeysiga Ethiopia iyo kuwa dowlada KMG Soomaaliya waxay xireen wadooyinka gala garoonka diyaaradaha.

Qarax Miino oo lala beegsaday dad u shaqeynayey Ciidamada Gumeysiga Ethiopia oo dhimasho iyo dhaawacba keenay.
War naga soo gaaray magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Saakay Qarax Miino lala beegsaday dad u sheynayey Ciidamada Gumeysiga Ethiopia oo isugu jira rag iyo dumar oo meel jid ah ka bixinayay Miino lagu duugay oo loogu talo galay in lala beegsaday Ciidamada Gumeysiga Itoobiya.

Duleedka magaalada Beledweyne oo uu maanta ka dhacay dagaal culus oo ay isaga hor yimaadeen Xoogagga Islaamiga iyo Ciidamada gumeysiga Ethiopia.
Waxaa maanta ka dhacay deegaanka Qowlad oo qiyaastii ilaa 9KM dhinac waqooyi bari ka xigta Degmada B/weyne Dagaal aad u culus oo ay isaga hor imaadeen xoogaga mujaahidiinta islaamiga ah iyo ciidamadaGumeysiga Ethiopia.

Shacabka Swiss-ka oo la soo hordhigi doono in ay u codeeyaan 30-ka Bisha November 4 Mooshin oo muhim ah.
Dowladda Switzerland ayaa shalay Arbacada ahayd soo dhameystirtay qoorshihii iyo Brogramkii oo la doonayey in Toddobaadka soo socda uu Golaha federaalka uu u codeyn lahaa in aan la aadin fasaxa Kuleelaha oo billaabmaya 11ka bishan Luulyo.

Sheikh Xasan Daahir Aweys oo kusii jeeda dalka Yaman si uu uga qeyb galo shirka lagu heshiisiinayo xubnaha Isbaheysiga ee is khilaafay.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Asmara ee dalka Eritrea ayaa sheegaya in Madaxa kooxda ka gadooday Hogaanka sare ee Isbaheysdiga dib u Xoreynta Soomaaliya Sheikh Xassan Daahir Aweys uu ogolaaday inuu ka qeyb galo kulan ka dhici doona dalka Yaman oo ay soo qabanqaabiyeen ergooyin isku dhaf ah kuwaasoo u istaagay sidii loo dhameyn lahaa khilaafkan soo kala dhex galay Hogaanka sare iyo xubnaha qaar ka mid a hIsbayeisga dib u Xoreynta Soomaaliya.

Ciidamada wadanka Jarmalka oo Howlgalo burcad sifeyn ah ka bilaabay Xeebaha dalka Soomaaliya.
Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim ah ayaa sheegaya in Xukuumada Jarmalka oo horay ugu dhawaaqday in xeebaha dalka Soomaaliya u direyso Ciidamada Badda ayaa la sheegay iney hadda ku sugan yihiin xeebaha badda ee geeska Afrka, markab kuwa ciidamadooda leeyihiin kaasoo lagu magacaabo Preman oo dhaqdhaqaaq ka wada xeebaha dheer ee Soomaaliya.

Safiirka Dowlada Mareykanka ee dalka Ethiopia Mr.D.Yamamoto oo sheegay in ciidamada Ethiopia ay ka wadaan dalka Soomaaliya howlo wanaagsan.
Safiirka dalka Mareeykanka u fadhiya dalka Ethiopia MR. Donald Yamamoto ayaa maanta waxaa uu sheegay in Mareykanka ay la sodaan howlaha ay ka wadaan ciidamada Ethiopia gudaha dalka Soomaaliya, waana kuwa wanaagsan.

SIYAAD BARRE 1970
SIYAAD BARRE 1970

SOMALI AIRLINES
SOMALI AIRLINES

TAARIIKHDA SH. SHARIF
TAARIIKHDA SH. SHARIF

Ajandayaasha maanta looga hadlay Shirka Asmara oo maalintii labaad socda & Taariikhda Soomaaliya oo lagu Xusay Shirka (Sawira Cusub).
Shirweynaha Xoreynta iyo Dib u soo Nooleynta Soomaaliya, ee shalay ka furmay Magaalada Asmara ee Caasimadda dalka Eritrea ayaa galay maalintiisii 2aad, iyadoo qodobo dhowr ahna maanta la iskula soo qaaday shirka.

Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.