Home » Archives by category » Sports
Goolhaaye Sam Johnstone oo Mun United heshiis cusub u saxiixay

Goolhaaye Sam Johnstone oo Mun United heshiis cusub u saxiixay

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa shaacisay inay heshiis cusub ka saxiixatay goolhayaheeda Sam Johnstone, waxaana uu 23-sano jirkan qalinka ku duugay heshiis ku eg ilaa bisha June sanadka 2018. Waxa uu Sam Johnstone doorasho u haystaa inuu sanad kale ku sii darsan karo heshiiskiisa, kaasoo uu ku sii joogi karo garoonka Old Traffrod ee […]

Liverpool iyo Manchester United oo isubira-tumanaya kulankooda Isniinta

Kooxaha sida wayn u coltama ee Liverpool iyo Manchester United ayaa isniinta wada yeelan doona kulan ka tirsan Premier League. Haddaba labada kooxood ayaa warbixintan digniinta ah u soo saaray taageerayaashooda ka hor kulankooda. “Labada kooxood, taageerayaashooda iyo taageerayaasha kubbada cagta ee daafaha caalamka ayaa si xiiso leh u sugaya kulankan taariikhiga iyo muxibada leh […]

Continue reading …
Mascherano oo Barcelona heshiis cusub u saxiixay

Barcelona ayaa xaqiijisay inay heshiis kor dhin wada gaareen xiddigeeda jookarka ah ee Javier Mascherano ka hor inta uusan isniinta saxiixin heshiiska cusub. 32-jirka ayaa ogolaaday heshiis cusbooneysiin 2-sano iyo bar ah kaa uu ku sii joogi doono Camp Nou ee 2019-ka. Heshiis u dhexeeya laacibka iyo kooxda ayaa la warinayaa in kol hore la […]

Continue reading …
Chelsea oo 48 Milyan Ku Doonayso Raheem Sterling.

Kooxda ka dhisan galbeedka magaalada London ee Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay miiska soo saartay dalab ay ku doonayso ciyaaryahanka weerarka naadiga Liverpool ee lagu magacaabo Raheem Sterling. Chelsea ayaa soo bandhigtay dalab lacageed oo dhan 48 Milyan oo gini oo ay qorsheenayso inay kula saxiixato xidiga da’da yar wadanka Ingiriiska iyo kooxda Liverpool […]

Continue reading …
Cristiano Ronaldo oo loo sheegay inuu iska iloobo Man United.

Kooxda Real Madrid ayaa shaaca ka qaaday in aysan marna ogolaan doonin in laacibkooda weyn Cristiano Ronaldo inuu dib ugu laabto kooxdiisi hore ee  Manchester United xagaaga soo socda, sida qortay Goal.com Macalinka kooxda Old Trafford Louis van Gaal ayaa si  sheegay inuu xiiseynayo 29 jirkaan isbuucii hore, laakiin kooxda heysata Champions League ayaa meesha […]

Continue reading …
Falanqeynta Group-ka ugu shidan ee Champions League Bayern Munich v Man City, Roma v CSKA Moscow.

Waxaa caawa la ciyaari doonaa  kumada Groupka E oo ah groupka ugu shidan ugu adag groupyada Champions Leageu waana groupka dhimashada waxaana ku jiraa sadex kooxood oo waaweyn isla markaana aan kala shar yareyn, Bayern Munich, Manchester City & As Roma iyo kooxda ugu yar ee ka socota  Russia ee CSKA Moscow. Bayern Munich vs […]

Continue reading …
Page 1 of 212