Home » Archives by category » Barnaamijyo
Garoonka diyaaradaha magaalada Brussels oo maanta dib loo furayo

Garoonka diyaaradaha magaalada Brussels oo maanta dib loo furayo

Garoonka diyaaradaha Zaventem ee magaalada Brussels ayaa maanta lagu wadaa in dib loo furo, 12 maalmood kadib markii weerar is qarxin lagu qaaday. Maamulka Garoonka ayaa sheegay in saddex duulimaad uu ka bixi doono garoonka, kuwaasoo tagi doono dalal ka tirsan Yurub. Ammaanka Garoonka diyaaradaha ayaa si aad ah loo adkeeyay, iyadoo lagu soo kordhiyay […]

Bandhiga TV-ga & Geerida Hogaamiyihii Al-Shabab Godane.
Continue reading …