Home » Archives by category » Somali News » Somali News featured
Culimada Soomaaliyeed Oo Baarlamanka ka Codsaday Meel Marinta Golaha wasiirada Cusub

Culimada Soomaaliyeed Oo Baarlamanka ka Codsaday Meel Marinta Golaha wasiirada Cusub

Culumaa’udiinka Soomaaliyeed  ayaa  ka codsaday baarlamaanka federaalka Soomaaliya in ay meel mariyaan Xubnaha Golaha wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ee uu dhawaan magacaabay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Keyre. Sheekh Nuur Baaruud Gurxan  oo hadda ka mid ah xubnaha Guddiga Gurmadka Abaaraha ayaa sheegay in marxlad adag ay ku jirto nolosha dadka Soomaaliyeed , iyadoo taas ay jirto […]

Degmadda Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose oo Maanta laga hirgaliyey Nalalka Cadceeda

Degmadda Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose waxaa Maanta laga-hirgaliyey Solar-ka ku shaqeeya Cadceeda ee habeenkii laga faa’iideysto iftiinka uu bixinayo. Hirgalinta arrintaas waxaa  iska kaashaday Maamulka Degmadda Afgooye, Maamulka Gobolka Sh/Hoose, Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Dowladda Norway oo dhanka Dhaqaalaha ka taageereysay. Guddoomiyaha Degmadda Afgooye Cabdinaasir Cali Macalin Ibraahim ayaa sheegay in Nalalka ku […]

Continue reading …
Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyay shir-madaxeedki IGAD ee Nairobi

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” ayaa khudbad ka jeediyay shir  madaxda dalalka ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD kaasoo lagu soo gabagabeey magaalada Nairobi. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal ugu jirto sidii ay wax uga qaban laheyd sababaha keenay amni darrada iyo abaaraha dalka ku soo noqnoqday. Madaxweynaha ayaa ugu baaqay hay’adaha […]

Continue reading …
Munaasabad lagu xusay Maalinta Agoonta Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho

Munaasabad lagu xusay Maalinta Agoonta Soomaaliyeed oo ku beegan 26 Maarso 1970 kii, sanad guuradii 47 aad ayaana maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabadan waxaa ka qeyb galey Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir, Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ku xiggeenadiisa, Saraakiil kusoo barbaaray Xarumihii Agoonta ee Dowladdii Kacaanka […]

Continue reading …
Madaxda Dowladaha IGAD oo Ku Heshiiyay in Si Wadajir ah Xal Waara Loogu Helo Qaxootiga Soomaaliyeed

Nairobi (25 Maarso, 2017)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxda dalalka Urur Goboleedka IGAD ayaa isugu yimid shir gaar ah oo looga arrinsanayay sidii xal waara loogu heli lahaa qoxootiga Soomaaliyeed. Shir-madaxeedkan gaarka ah ayaa jeedadiisu tahay in lagu xoojiyo lilaalinta xuquuqda qaxootiga, lagana wada hadlo sidii looga jawaabi lahaa abaaraha […]

Continue reading …
Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda Beelaha Isaaq oo been abuur ku tilmaamay wararkii laga qoray Xildhibaanada Huda Axmed cali

                                               

Continue reading …
Page 1 of 231123Next ›Last »