Home » Archives by category » Muuqaallo

Dag dagsiimo door ma dhasho: Faallo

Taas macnaheeda maaha wax kasto oo lagu dag dago in ay xumaan ku dambeyn karaan hasa-ahaatee waxaa tusaale loogu soo qaataa marka laga hadlaayo wax aan marka hore la rog rogin ama aan si qota dheer looga baaraan dagin ka hor inta aan sameeyn, Sababtoo ah, waxaa suurtagal ah in taasi ay keento is eedeyn […]

Continue reading …
Damaca Shabaab iyo Dil Wadareedka Bulshada?

Kooxda Al-shabaab oo ku abtirsata Al-qaacid,ayaa Bilihii lasoo dhaafay kordhiyay Weerarada ay sida tooska ah ugu beegsanayaan Goobaha Dadwaynaha,sida Wadooyinka mashquulka ah,Hoteelada,Maqaayadaha iyo Xarumaha ganacsiga,taas oo uu waxyeelo baahsan oo isugu jirta Dhimasho Dhaawac,Burbur hanitiyeed iyo walwal joogta ah ku reebtay Shacabka Soomaaliyeed. Weerarada Kooxda ayaa u muuqada in markasta oo ay sii daciifto awoodda […]

Continue reading …
Waa nin ceykee ah:- Rajab Tayyip Ardogan

Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Tayyip Ardogan, wuxuu  ku dhashay mid ka mid ah xaafadaha Magaalada Istanbuul , 26-Febrayo .Sanadkii 1954tii, waa siyaasi Turki ah, Islaamnimadaba aad ugu wayn, wuxuuna Madaxweynaha Turkiga noqday Doorashadii bishii Agoosto 2014kii. Waana siyaasi dalkiisa iyo dibadiisa sumcad weyn ku leh, gaar ahaan marka laga hadlayo qadiyadaha islaamka Caraabta iyo tan […]

Continue reading …
Is weydii maxaad ka aaminsan tahay in uu kaaga dhigan yahay, Halkaan ka ariso Warbixin.

QABIIL QARAN MA NOQDO Qabiil waxaa macno ahaan nagu filan inta quraanka kariimka lagu sheegay taaso ah in la isku fahmaan inta isku heybta ah oo kaliya ,  haddii aan si kooban u tilmaamo qabiil waxaa loo yaqaana beel ama dad  oo uu ka dhexeeyo dan guud sida heybta, abtirsimada, dhiiga, isir iyo farac. Meelaha […]

Continue reading …
(FAALLO) MUWAADIN BIXI CANSHUURTA AAN WADA BULAALNEE

Inta aanan gudagalin Faalladan marka hore aan iswaydiino waa maxay Canshuur? Canshuuri waa lacag laga soo uruuriyo Ganacsatada,Guryaha,Gaadiidka iyo wixii la mid ah, taasoo ku dhacda khasnadda Dawladda dhexe islamarkaana lagu qabto adeegyada Bulshada ee muhiimka ah sida:- Waxbarashada, Caafimaadka, Waddooyinka iyo wixii soo raaca, kuwaasi oo waxtar u leh Dawaynaha, sidaasi awgeed ayuu Dal […]

Continue reading …
Page 1 of 41234