Home » Archives by category » Muuqaallo » Muuqaallo Featured

Dag dagsiimo door ma dhasho: Faallo

Taas macnaheeda maaha wax kasto oo lagu dag dago in ay xumaan ku dambeyn karaan hasa-ahaatee waxaa tusaale loogu soo qaataa marka laga hadlaayo wax aan marka hore la rog rogin ama aan si qota dheer looga baaraan dagin ka hor inta aan sameeyn, Sababtoo ah, waxaa suurtagal ah in taasi ay keento is eedeyn […]

Continue reading …
Maqaal loogu Magac daray “Marti”

Soomaalidu waxay tidhaa “ Aduunyada nin noolow maxaa aragti kuu laaban”! Dunidan isufurantay waxay keensatay waxbadan in asalka laga mashquulo. Qisooyinka aan la kulmayno maalinwalba iyagaa cibaaro aduun inoogu filan! Meelaha qaar waxay sheegi jireen nin sheegtay shuqulkii “ Musaylamatul  kaddaab”!!, Mahdi soo baxay! Iyo umuuro soo dadajinaya oo iftiiminya in ayaantii Gabagabadu ay qarka […]

Continue reading …
Madaxweyne Xasan oo ka hadlay sababtii uu u booqday Meeydadkii Askarta Kenya iyo Xanaaqa Kenyaanka + Muuqaal

Madaxweeynaha dalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeeysay waxa uu ka hadlay sababta uu u booqday Meeydadkii askarta Kenya ee gudaha Somalia lagu dilay xili xeebta Liido lagu xasuuq shacab fara badan oo aan waxba galabsan tacsidoodana ay taalay . Madaxweeyne Xasan Sheekh ayaa sidoo kale la weeydiiyay in dad fara badan […]

Continue reading …
Khilaafkii ka dhaxeeyay hogaanka NUSOJ oo xal laga gaaray

Guddi sagaalka xubnood ah oo saxaafadda Soomaaliya ay u xilsaartay xalinta khilaafkii muranka badan dhaliyay ee u dhaxeeyay labada garab ee ururka suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa maanta ka warbixyay howlihii dhex dhexaadinta ahaa ay wadeen maalmihii ugu dambeeyay iyagoo sheegay in si gaar gaar ah ay ula kuleem labada garab oo ay xal […]

Continue reading …
Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga ee Xukuumaddii Nuur Cadde oo lagu dilay qarax “Sawirro”

Allaha u naxariistee Muxiyadiin Xasan Xaaji oo horay xilal kala duwan u soo qabtay dowlidihii KMG ahaa ayaa goor dhow ku geeriyooday qarax loogu xiray gaarigiisa, xilli uu marayay agagaarka Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho. Allaha u naxariistee Muxiyadiin Xasan ayaa horay waxa uu ahaa Wasiirkii Gaashaandhigga Xukuumaddii Ra’iisul Wasaarihii hore ee Nuur Xasan Xuseen […]

Continue reading …
Page 1 of 212