SomaliSwiss Somali News Music & Videos SomaliSwiss Music           
Home Somali Music Daawo Videos Ethiopian Videos Sudanes Videos Discussion Forum Quran SawiroMarch 09 2010 23:04:44
Navigation
Home
Somali Music
Daawo Videos
Ethiopian Videos
Sudanes Videos
Discussion Forum
Web Links
Quran
Contact Us
Sawiro
Raadi
medias
Laanta Afka Somaliga

















Somali Links
SHACABKA.NET
JILYAALE_ONLINE
SOMALISWISS.COM
African Music Videos
Banadir24.com
Aayatiin.net
Addacwah.com
Aflax.net
Alixzaan.com
Aminarts
Arts Osman
Banadir City
Banadir24.com
Baraawepost.com
BBC Somali
Bclub19.com
Beerdhiga
Boqolsoon.com
Buqaqable.com
Cadaado
Calanka.com
Ceelbuurnet.com
CeelQaboobe
Cisaleey.com
Dalkanews.com
Dhagaxtuur.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hiiraan
Hillaac.net
HornAfrik
Huriwaa.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
Kacdoon.com
Maktabada.com
Mandeeqpress.com
Mareeg.com
Markacadey.co.uk
MarkaCadey.Net
Midnimo.com
Mogadishu University
Qaadisiya.com
Qorahay.com
RadioSimba
RSTV Online
Saakow.com
Safari Phone
Saxafada.com
Shabelle.net
Shingaani.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali refu Yemen
Somali start page
Somali Video
Somali wide
Somalilandembassy
SomaliOz.com
SomaliS.com
Somaliswiss.net
SomaliTalk.com
Somaliweyn.com
Somway.com
Soomaalida Maanta
VOASomali
Waaberistudio.co.uk
WaagaCusub
Waayaha.net
Wadanka.com
Wardheernews
Warsheekh
Webld.net
Widhwidh.com
Yaaqshid.com

Parse error: syntax error, unexpected $end in /home/somalisw/public_html/side_left.php(25) : eval()'d code on line 279
Latest Articles
MAAMUUSKA GABDHAHEENA & MACNAYAASHA MAGACYADOODA »
MUQDISHO: SHALAY, MAANTA, BERI (Q. 1aad) »
HOOYO MACAAN IGA RAALI NOQO INTII AAN KU JIRI... »
WADAADOOW WARANLE NOQO - BYE: YUUSUF XIDDIG »
AL-HIDAAYA ALLAH HANUUN BADNAAYAAA !!!... »
WIILKAAN ADUUNKA UGU JECLAA ITOOBIYAA IGA DISHAY. »

News in English
International Women’s Day absurd says supermodel
09-03-2010
Somalia: Football At Last! League Kicks Off For First Time In Three Years.
08-03-2010
US to engage in ‘hit and run’ war in Somalia..
08-03-2010
US aiding Somalia in its plan to retake its capital.
07-03-2010
Somalia: Islamist militants defect to government.
07-03-2010
Pirate Hostages To Be Freed In ‘Two Weeks’..
06-03-2010
Somalia’s Barliament Calls For Immediate Release of British Couple.
05-03-2010

News
Dowladda Boqortooyada Britain oo sheegtay in Soomaaliya ay ugu deeqayso Malaayiin Doolar.
Dowladda Boqortooyada Britain ayaa sheegtay in Malaayiin Dolar ah ay ugu deeqayso dowladda KMG ee Soomaaliya kadib markii Madaxweyne Sheikh Shariif Axmed uu shalay ay wadahadallo uu kula yeeshay magaalada Landon Ra’iisal-wasaare Gordon Brown.
Dhicisow on March 09 2010 16:51:35 · Halkaan Riix · 2 Reads · Print
Gudiga Dastuurka DKMG Soomaaliya oo sheegay in soo gabagabeeyeen qoristii Dastuurkii Dalka uu yeelan lahaa.
Gudiga Dastuurka ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay soo gabagabeeyeen qoristii arimaha Dastuurka ee dowladda KMG Soomaaliya.
Dhicisow on March 09 2010 16:47:28
Halkaan Riix · 0 Reads · Print
Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo ka warbixiyay kulamadii Madaxweyne Shariif la qaatay Madaxda Britain.
Cali Axmed Jaamac Jengeli oo dowladda KMG ah uga qaabilsan Arrimaha Dibada dalka Soomaaliya oo ka mid ah Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya booqashadaRasmiga ah ku jooga Magaalada London ayaa ka warbixiyay kulamadii Madaxweyne Shariif la qaatay Madaxda Britain.
Dhicisow on March 09 2010 16:44:18
Halkaan Riix · 4 Reads · Print
Sarkaal Sare oo ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam oo Goordhow lagu dilay gudaha Suuqa Bakaaraha.
Sarkaal Sare oo ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam oo madaciisu lagu sheegay Bare Cali Bar ayaa goordhow kooxo hubaysan oo wajiyada soo duubtay, waxay ku dileen gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Dhicisow on March 09 2010 16:41:05
Halkaan Riix · 2 Reads · Print
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Sheikh Sharif Sheikh Axmed oo soo gaaray magaaldda London.
London – Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jambuuriyadda Soomaaliya, Mudane Sheikh Sharif Sheikh Axmed ayaa soo gaaray magaaldda London, waxaana la sheegay in wafdigu Madaxweynuhu ay ku sugnaan doona dalka Ingiriiska ilaa subaxnimada Jimcaha ee 12-ka Maarso, 2010.
Dhicisow on March 08 2010 17:06:09
Halkaan Riix · 11 Reads · Print
Maalinta Haweenka 8-da Maarso oo laga xusay guud ahaan dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho.
Waxaa maanta oo ku beegan 8-da Maarso laga xusay guud ahaan dalka Somaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho maalinta ay Qaramada Midoobay u aqoonsatay maalinta haweenka Aduunka, waxayna Munaasabadaas ay ka dhacday xarunta hay’ada Kogwo ee degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.
Dhicisow on March 08 2010 17:01:44
Halkaan Riix · 8 Reads · Print
Dowladda Kanada oo ku dhawaaqday in kooxda Shabaab ee Soomaaliya ay u aqoonsatay koox argagixiso ah.
Qalabka Warbaahin dalka Kanada ayaa lagu shaaciyey in Dowladda Canada ay ku dhawaaqday in kooxda Shabaab ee Soomaaliya ay u aqoonsatay koox argagixiso ah, kadib markiii ay sheegtay in ay ogaatay kooxda la shaqeyso ururka Al-Qaacida.
Dhicisow on March 08 2010 16:56:42
Halkaan Riix · 6 Reads · Print
Roobab Mihigaan ah oo ka da’ay qaar ka mid ah Gobollada Dalka Soomaaliya.
Degmada dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa laga soo sheegay inay ku dhinteen ilaa laba qof, taasoo keentay ayaa la leeyahay roobab xoogan oo mudo ka socday deegaano hoostaga Jubbada Hoose gaar ahaan deegaanada hoostaga Degmada dhoobleey ee gobalkaas.
Dhicisow on March 08 2010 16:52:39
Halkaan Riix · 9 Reads · Print
Imaanshaha Madaxweyne Sheikh shariif dalka Ingiriiska oo soo dhaweyntiisa ka socota magaalada London.
Waxaa Caasimada dalka Ingiriiska ee London ka socda diyaar garow lagu soo dhaweynayo Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheikh shariif sheikh axmed iyo wafdi u hogaaminayo waxaana magaalada London laga dareemayaa is wargelinta iyo is uruurinta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Ingiriiska, gaar ahaan magaalada London.
Dhicisow on March 08 2010 16:48:42
Halkaan Riix · 9 Reads · Print
Diyaaradaha wax basaasa ee AC-130 oo dul heehaabaya hawada magaalada Muqdisho oo walaac badan ku abuuray dadweynaha.
Walaac iyo walbahaar xoog badan ayaa waxaa Bulshada ku nool magaalada Muqdisho ku hayaa diyaaradaha wax basaasa ee AC-130 iyo kuwa guuxooda aad u sareeyo ayaa xalay oo idil gaaf wareegayay magaalada Muqdisho iyo kuwa ka agdhow , iyadoo diyaaradahan ay ahaayeen kuwo mararka qaar soo dhowaanayey, inkastoo aanay la arkeyn.
Dhicisow on March 07 2010 16:57:13
Halkaan Riix · 15 Reads · Print
Nolol xumo aad u liidata oo laga soo sheegayo dadkii Barakacayaasha ahaa ee ku suganaa daafaha magaalada Baladweyne.
Nololeed xumo aad u liidata ayaa laga soo sheegayaa boqolaalka qoys oo ka barakacay dagaaladii is daba joogga ahaa ee ka dhacayey magaalada Baladweyne iyo degmooyinka kale ee gobolka Hiiraan iyo kuwo ka soo barakacay magaalada Muqdisho, dadkaas oo haatan ku jira xerooyin ku yaala qaar ka mid ah degmooyinka iyo Tuulooyinka Gobolka, hase yeeshee waxaa si aad ah looga deyrinayaa qoysaskii soo barakacay, kadib markii ay soo wajaheen dhibaatooyin badan oo dhinaca nolosha ah.
Dhicisow on March 07 2010 16:51:00
Halkaan Riix · 10 Reads · Print
Ciidamada Midowga Yurub oo ku raad-joogaan burcadii Afduubtay Markabkii laga leeyahay Norwey.
Ciidamada Badda ee Midowga Yurub ayaa la sheegay in ay ku raadjoogaan soo qabashada Markab laga leeyahay wadanka Norwey oo ay gacanta ku hayaan kooxaha burcad badeeda Soomaalida iyadoo ciiidamada Faransiiska iyo Turkiga ay gacanta ku dhigeen ku dhawaad 30 burcad badeeda Soomaali ah.
Dhicisow on March 07 2010 16:43:44
Halkaan Riix · 8 Reads · Print
Ciidamada Mareykanka oo isu diyaariyey inuu weerar Cir iyo Dhul ah ku qaado kooxaha islaamiyiinta ka soo horjeeda dowlada KMG Soomaliya.
Wargeyska New York Times ayaa lagu soo qoray in ciidamada Mareykanka ay weerar Cir iyo Dhul ah ku qaadi doonaan kooxaha islaamiyiinta ah ee dowlada KMG Soomaliya ka soo horjeeda, waxana caawini doonaan Ciidamada dowlada KMG oo la sheegay in Toddobaadyada soo socda ay billaabi doonaan gacan ku qabashada Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.
Dhicisow on March 07 2010 16:39:02
Halkaan Riix · 14 Reads · Print
Banaanbax looga soo horjeedo Ururka Xisbul Islaam oo Maanta ka dhacay degmada Wardhiigley magaalada Muqdisho.
Banaanbax looga soo horjeedo Ururka Xisbul Islaam ayaa barqanimadii maanta ka dhacay degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho, iyadoo banaan baxaas ay isugu soo baxeen dadweyne careysan oo isugu jiray Rag iyo dumar.
Dhicisow on March 06 2010 17:01:17
Halkaan Riix · 24 Reads · Print
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Jen. Maxamed Geelle Kaahiye: “waan qabsan doonaa magaalada Muqdisho iyo dalka oo dhan”.
Dowladda KMG Soomaaliya ayaa wada qoorshe ay ku doonayso inay dib ugu qabsato Magaalada Muqdisho oo ay inteeda badan gacnta ku hayaan xoogagga Islaamiyiinta ah ee ka horjeeda.
Dhicisow on March 06 2010 16:57:09
Halkaan Riix · 14 Reads · Print
Page 1 of 200 1 2 3 4 > >>
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Random media

























Users Online
Guests Online: 4
No Members Online

Registered Members: 20
Newest Member: mybook
Contact: SomaliSwiss Webmaster -- SomaliSwiss@hotmail.com -- Bye Yusuf Garabey